HomeWararDowladda Federaalka oo sheegatay dilka 3,000 oo Al-shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegatay dilka 3,000 oo Al-shabaab ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbad uu xalay jeediyay ku sheegay in wejiga koowaad ee howgallada ka dhanka ah Al-shabaab ay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada dadka deegaanka ay dileen 3,000 oo Al-shabaab ah. Waxa uu sheegay in sidoo kale ku dhawaad 3,700 oo kale looga dhaawacay dagaallo ka dhacay […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbad uu xalay jeediyay ku sheegay in wejiga koowaad ee howgallada ka dhanka ah Al-shabaab ay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada dadka deegaanka ay dileen 3,000 oo Al-shabaab ah.

Waxa uu sheegay in sidoo kale ku dhawaad 3,700 oo kale looga dhaawacay dagaallo ka dhacay deeganno ka tirsan maamul goboleeyada Hirshabeelle iyo Galmudug.

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa sheegay in u jeedka ugu weyn ee howlgalkan uu ahaa in la isku furo degmooyinka waddanka, wuxuuna sheegay in wadada isku xirta Muqdisho iyo Gaalkacyo oo 575 kiilo mitir ah ka ka mid tahay waddooyinka sida caadiga hadda loogu safri karo.

Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iclaamiyay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab markii uu mar labaad kusoo noqday madaxtooyada bishii May ee sannadkii hore, waxana uu sheegay inuu diyaariyay qorshaha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab intii uu ka maqnaa xukunka dalka.

Latest stories