HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo Sheegay inay toogteen Dagaalame ka tirsan AL-shabaab

Booliska Gobolka Banaadir oo Sheegay inay toogteen Dagaalame ka tirsan AL-shabaab

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ciidanka Booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa Xalay toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Toogashada ayaa timid sida la sheegay kadib markii isaga iyo labo nin oo kale ay weerar ku qaadeen Bar-control oo ciidan ka tirsan booliska ay ku leeyihiin degmada Heliwaa, gaar ahaan xaafadda Suuqa Xoolaha.

Dableyda hubaysan ee sida la sheegay ka tirsanaa AL-Shabaab ayaa weeraray Bar Kontorool oo ciidanku ka sugayaan amniga, waxaana sidoo kale ay isku dayen in ay la dagaalamaan ciidanka, balse ciidanka ayaa mid kamid aha toogtay.

Booliska oo Qoraal soos aaray waxaa ay sheegeen in Ruuxa ay toogteen uu watay qori RBG ah oo hadda ay la wareegeen ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa horay waxaa ay u soo bandhigeen shaqsiyaad ay sheeegeen inay ka tirsan yihiin AL-Shabaab iyo kooxo Ciyaal weero ah oo lid ku ah ammaanka Caasimadda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories