HomeCaalamkaMadaxa shabakadda TikTok oo looga yeeray Baarlamaanka Maraykanka

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeeray Baarlamaanka Maraykanka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha. Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha.

Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo noqon doonta markii ugu horraysay ee uu ka soo hor muuqdo guddiyada baarlamaanka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Cathy McMorris Rodgers oo ah mudane ka tirsan aqalka wakiillada isla markaana madax ka ah guddiga tamarta iyo ganacsiga ee golaha.

- Advertisement -

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo guddiga arrimaha debedda ee aqalka wakiillada ee Maraykanku uu qorshaynayo inuu bisha soo socota u codeeyo, hindise sharciyeedka looga hortegayo isticmaalka aaladda TikTok ee gudaha dalka Maraykanka, sababo la xidhiidha amniga qaranka.

Latest stories