HomeWararBooliska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin la sheegay inuu Burcad yahay uuna dilay...

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin la sheegay inuu Burcad yahay uuna dilay qof shacab ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaaley oo  Gudanaya waajibkooda shaqo ayaa gacanta ku dhigay Mid kamid ah Kooxda Burcadka hubeysan ee dadka Shacabka ah dhaca. Waxaana Booliska oo soo bandhigay shaqsigaan ay sheegeen in rasaas uu ku furay Ciidanka Amniga kuna dilay qof shacab ah, laba kalana ku dhaawacay. Ciidanka ayaa Nikaan buracadka ah ka qabtay Waxaada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaaley oo  Gudanaya waajibkooda shaqo ayaa gacanta ku dhigay Mid kamid ah Kooxda Burcadka hubeysan ee dadka Shacabka ah dhaca.

Waxaana Booliska oo soo bandhigay shaqsigaan ay sheegeen in rasaas uu ku furay Ciidanka Amniga kuna dilay qof shacab ah, laba kalana ku dhaawacay.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa Nikaan buracadka ah ka qabtay Waxaada 3-aad ee Deegaanka Garasbaley, xiligaas oo uu dhacaya qof dumar ah oo uu ka qaatay teleefan ay watay, waxa uuna watay Qoriga loo yaqaan M-16 sida ay sheegeen Booliska Soomaaliya.

Ciidanka Ammniga ee Booliska ayaana haatan kusoo xiray Saldhigga Degmada Dharkenley, waxaama la hor geenayaa Maxkamada ciidamada si loo marsiiyo Xukunkiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts