HomeCaalamkaBiden oo meesha ka saaray in diyaaradahisa F-16 uu dirayo Ukraine

Biden oo meesha ka saaray in diyaaradahisa F-16 uu dirayo Ukraine

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweyne Biden ayaa sheegay in aanu taageersanayn in diyaarada F-16 loo diro dalka Ukraine, taas oo uu sheegay in ay u baahan tahay in ay la wareegto maamulka hawadeeda, ku dhawaad sanad kadib markii uu Ruushku uu ku duulay Ukraine. Biden ayaa hadalkan kooban jeediyay mar ay wariyayaashu su’aalo weydiiyeen xilli uu ka baxayay Aqalka […]

- Advertisement -

Madaxweyne Biden ayaa sheegay in aanu taageersanayn in diyaarada F-16 loo diro dalka Ukraine, taas oo uu sheegay in ay u baahan tahay in ay la wareegto maamulka hawadeeda, ku dhawaad sanad kadib markii uu Ruushku uu ku duulay Ukraine.

Biden ayaa hadalkan kooban jeediyay mar ay wariyayaashu su’aalo weydiiyeen xilli uu ka baxayay Aqalka Cad.

- Advertisement -

Dalabka Ukraine ayaa noqday mid aad loo hadal hayo kadibmarkii Washington ay ka laabatay diidmadeeda muddada dheer ee ahayd ee ku saabsaneed in taangiyada Mareykanka loo diro Ukraine .

Toddobaadkii hore Jarmalku waxa uu sidoo kale meesha ka saaray in uu dirayo F-16, balse kuwa kale oo ay ku jiraan Faransiiska iyo Holland ayaan wali jawaab rasmi ah ka bixin.

Diyaaradda F-16 Falcons ayaa lagu tilmaamaa mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee lagu kalsoonaan karo caalamka, waxaana adeegsadaa dalalka sida Belgium iyo Pakistan.

Latest stories