HomeWararSomaliland oo digniin Culus u dirtay Warbaahinta ka howlgala degaanadeeda

Somaliland oo digniin Culus u dirtay Warbaahinta ka howlgala degaanadeeda

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Somaliland ayaa digiin culus u dirtay warbaahinta ka howlgala degaanadeeda, taasi oo ku aaddan baahinta wararka ku saabsab xaaladda magaalada Laascaanood oo dhawaan si buuxda looga saaray Ciidankii Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa digiin loogu diray wariyeyaasha,waxaana looga digay inay sameeyaan warbxiino, ra’yi uruurin ku aaddan xaaladda Laascaanood,taasi oo lid ku ah […]

- Advertisement -

Somaliland ayaa digiin culus u dirtay warbaahinta ka howlgala degaanadeeda, taasi oo ku aaddan baahinta wararka ku saabsab xaaladda magaalada Laascaanood oo dhawaan si buuxda looga saaray Ciidankii Somaliland.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa digiin loogu diray wariyeyaasha,waxaana looga digay inay sameeyaan warbxiino, ra’yi uruurin ku aaddan xaaladda Laascaanood,taasi oo lid ku ah Somaliland.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Latest stories