HomeWararDuqa Muqdisho oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Magaalooyinka...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Magaalooyinka dalka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo isugu jiray soo dhaweyn iyo isxogwareysi la qaatay Duq-yaasha magaalooyinka, Jowhar, Qardho, Cadaado, Af-Madow, Lataliyaha arrimaha Dowladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo isugu jiray soo dhaweyn iyo isxogwareysi la qaatay Duq-yaasha magaalooyinka, Jowhar, Qardho, Cadaado, Af-Madow, Lataliyaha arrimaha Dowladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Agaasimaha Guud ee qeybta Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir.

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaaale ayaa warbixin ka dhageestay Mas’uuliyiinta uu kulanka la qaatay kuwaas oo dhawaan Dalka Jaban uga qeyb galay Kulan Aqoon kororsi ah, iyada oo la isku afgartay in wax yaabihii ay kasoo faa’ideen Jaban si ficil ah ay uga fuliyaan Magaalooyinka ay Madaxda u yihiin.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale la isku afgartay in la xoojiyo xiriir adag oo ku saabsan Iskaashi iyo wax wada qabsi dhex-mara magaalada Caasimadda ee JFS iyo magaalooyinka kale ee maamul Goboleed-yada Dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts