HomeWararDad ku dhintay toogasho ka dhacday Koonfur Afrika

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dabley hubeysan ayaa 8 qof ku dilay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, kaddib markii ay rasaas ku fureen dad u dabaaldegayay xaflad dhalasho oo ka dhaceysay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Laba nin oo hubaysnaa ayaa fiidnimadii xaley gudaha u galay barxadda guri ku yaalla xaafadda Gqeberha, oo hore loo oran […]

- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa 8 qof ku dilay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, kaddib markii ay rasaas ku fureen dad u dabaaldegayay xaflad dhalasho oo ka dhaceysay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Laba nin oo hubaysnaa ayaa fiidnimadii xaley gudaha u galay barxadda guri ku yaalla xaafadda Gqeberha, oo hore loo oran jiray Port Elizabeth, waxayna si rasaas ku fureen dadkii ku sugnaa goobta ee ka qeybgalayay xafladda, sida ay sheegeen booliska.

- Advertisement -

Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah Milkiilihii guriga, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen.

Wasiirka u qaabilsan booliiska Bheki Cele iyo madaxa booliiska Fannie Masemola ayaa lagu wadaa inay hogaaminayaan wafdi maanta gaarayaa goobta uu weerarka ka dhacay si loo baaro sababta ka dambeysay.

Ma jirto cid loo soo qabtay weerarka, waxaana la wadaa baaritaan la xiriira toogashada, sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha.

Latest stories