HomeWararCiidanka Xoogga oo Howlgallo ka fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo ka fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Mudug

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa Howgallo ballaaran oo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shaabab waxaa ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Maamul Gobolaadka Galmudug. Howgallada oo ahaa kuwo qorsheysan ayay Ciidamadu ka sameeyeen degaanno iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug, waxaana Saraakiisha hor kacaysa howgalkaasi ay sheegeen inay guulo ka gaareen. Ciidamada ayaa si […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka ayaa Howgallo ballaaran oo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shaabab waxaa ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Maamul Gobolaadka Galmudug.

Howgallada oo ahaa kuwo qorsheysan ayay Ciidamadu ka sameeyeen degaanno iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug, waxaana Saraakiisha hor kacaysa howgalkaasi ay sheegeen inay guulo ka gaareen.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa si gaar ah waxaa ay howgallo kaga sameeyeen tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka, waxaana intas ay ku dareen in howlgalkaasi ay degaano kaga saareen AL-Shabaab, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Saraakiisha Ciidanka ee hoggaaminaysa Howgalkaasi ma faah faahin in khasaare ka dhashay howgalkaasi iyi in kale,balse Ciidanka dowladda ayaa dhawaanahaan waxaa y howgallo iyo dagaallo toos ah kula jiraan dagaalamaayasha AL-Shaabab.

Gobolada Mudug iyo Galgaduud waa meelaha ugu badan ee haatan ka socdaan howgalada ka dhanka ah dagaalamaayasha AL-Shabaab, oo dhawaanahaan lag qabsaday magaalooyin muhiim u ahaa.

Latest stories