HomeWararAbaaro saameeyay dadka iyo duunyada oo ku dhuftay qaybo ka mid ah...

Abaaro saameeyay dadka iyo duunyada oo ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Abaaro saameyn ku yeeshay dadkii iyo duunyadii ayaa ka taagan deegaanno hoostaga gobolka Gedo, waxaana lasoo sheegayaa in xaaladdu ay gaartay xaalad dhimasho ah.

Abaar dhawr sano jirsatay ayaa aad u saaameysay dadka ku nool deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo,waxaana haatan lasoo sheegayaa in Cuduro ay ka dillaaceen degaanka, waxaana isi-soo taraya qayladhaanta kasoo yeeraysa dadka degaanka.

- Advertisement -

Maamulka deegaankaas ayaa sheegay in aanay helin gargaar dadka wax u tari kara oo ilaa haatan la soo gaarsiiyay,waxaaan sidoo kale xirmar guud ahaaba waxayabihii aas-sigaa aha ee ay lehayd degaankaasi.

Dadka deegaanka oo xaaladdu ay ku xun tahay ayaa sidoo kale sheegay in ay soo dul degeen qoysas kale oo la sheegay inay soo barakiciyeen Al-Shabaab,taasi oo xaaladda sii adkeysay sida uu BBC da u sheegay Maxamuud Cabdille Warsame guddoomiyaha Gerriley.

Xoolihii deegaankaas ayaa inta badan ku le’day abaarta iyo biyo la’aanta jirta, waxaana ay dalbadeen dadkaai in lasoo gaarsiiyo gar-gaar bani’aadanimo.

- Advertisement -

 

 

Latest stories