HomeWararBooliska Gobolka Banaadir Muqdisho ka bilaabay Howlgalka Qof iyo Guri

Booliska Gobolka Banaadir Muqdisho ka bilaabay Howlgalka Qof iyo Guri

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Booliska Gobolka Banaadir ayaa billaabay howgallo ammaanka lagu sugayo, waxaana saacadihii lasoo dhaafay Ciidanku ay guri-guri u baareen Degmada Xamarweyne oo noqotay degmadii ugu horreysay ee lagu daahfuray Howgalkaan ay ku dhawaaqeen Booliska Gobolka Banaaadir. Howgaladii xalay lag sameeyay Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamaweyne waxaa iska kaashanaayay Booliska iyo Ciidamada nabad Sugidda oo qayb ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Gobolka Banaadir ayaa billaabay howgallo ammaanka lagu sugayo, waxaana saacadihii lasoo dhaafay Ciidanku ay guri-guri u baareen Degmada Xamarweyne oo noqotay degmadii ugu horreysay ee lagu daahfuray Howgalkaan ay ku dhawaaqeen Booliska Gobolka Banaaadir.

Howgaladii xalay lag sameeyay Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamaweyne waxaa iska kaashanaayay Booliska iyo Ciidamada nabad Sugidda oo qayb ka ah howgalka, sidoo kale waxaa ka qayb qaatay ilaaiyo shan guddoomiye degmo oo ka tirsan Gobolka.

- Advertisement -

Intii uu howlgalku socday Booliska ayaa baaritaanno ka sameeyay qaybaha kala duwan e ay ka kooban tahay degmada lagu billaabay wajiga 1aad ee Howlgalka uu ku dhawaaqeen laamaha ammaanka Caasimadda.

Waxaana ay gacanta kusoodhigeen shaqsiyaad ay ka qab-qabteen qaybo kamid ah degmada, kuwasi oo baaritaanno culus ay ku socdaan haatan sida masuuliyiintu sheegen, waxaana sidoo kale lasoo qabtay maandooriye lagu iibinayay qaybo ka mid ah degmada.

Howgalkaan ayaa waxaa iska kaashaanaya Guddoomiyeyaasha degmooyinka Bartamaha Caasimadda, ee kala ah Boondheere, Cabdicasiis, Warta nabadda, Shingaani iyo Xamarweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts