HomeWarar78 qof oo Cudurka daacuun ugu dhintay dalka Kenya

78 qof oo Cudurka daacuun ugu dhintay dalka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Kenya ayaa shaacisay in 78 qof ay cudurka dacuunka u dhinteen saddexdii bilood ee la soo dhaafay, halka 4,186 kalena gooba kala duwan lagu daaweynayo Wasiiradda caafimaadka Kenya Susan Wafula oo xariga ka jareysay dawooyin iyo agab kale oo looga hortagayo fidida cudurka dacuunka ayaa sheegatay in 14 maamul uu sameyay […]

- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Kenya ayaa shaacisay in 78 qof ay cudurka dacuunka u dhinteen saddexdii bilood ee la soo dhaafay, halka 4,186 kalena gooba kala duwan lagu daaweynayo

Wasiiradda caafimaadka Kenya Susan Wafula oo xariga ka jareysay dawooyin iyo agab kale oo looga hortagayo fidida cudurka dacuunka ayaa sheegatay in 14 maamul uu sameyay cudurkaasi, haddana ay dad badani qarka u saran yihiin in ay u dhitaan.

- Advertisement -

Degaanada sida halista ag uu cudurkaasi oogu sii fidayo waxaa ay lagu sheegay in ay kamid tahahay koonfurta Wajeer oo malintii shalayto 4 qof cudurkaasi degaanka Banaaney ay ogu dhinteen cudurka shuban biyoodka

Latest stories