HomeWararMW Xasan Sheekh oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiyada Dhaqanka dib u Heshiisiinta...

MW Xasan Sheekh oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiyada Dhaqanka dib u Heshiisiinta Koofur-Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa saaka inta aanu ka soo ambabixin magaalada Baydhabo waxa uu kulan la qaatay golaha odayaasha dhaqanka iyo guddiga farsamadda shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed, kuwaas oo wadajir ah ugu wareejiyay warbixin ay kasoo uruuriyeen dhacdadii 23 Diseembar 2022, ka dhacday magaalada Baydhabo. Madaxweynaha ayaa adkeeyay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa saaka inta aanu ka soo ambabixin magaalada Baydhabo waxa uu kulan la qaatay golaha odayaasha dhaqanka iyo guddiga farsamadda shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed, kuwaas oo wadajir ah ugu wareejiyay warbixin ay kasoo uruuriyeen dhacdadii 23 Diseembar 2022, ka dhacday magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha ayaa adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay miro-dhalka wada-hadallada ka socda magaalada Baydhabo, waxa uuna kula dardaarmay guddiga farsamada ee shirka iyo odayaasha dhaqanka in ay masuuliyad iska saaraan sidii xal loogu heli lahaa tabashooyinka ay qabaan dhinacyada gogosha fadhiya, shirkuna u guuleysan lahaa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo intii uu ku sugnaa magaalada Baydhabo kulamo la yeeshay culimada, odayaasha dhaqanka, siyaasiinta iyo qeybaha bulshada Koonfur-galbeed ayaa  ka codsaday in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin dib u heshiisiinta, nabadeynta

Latest stories