HomeWararFaah Faahin: Qaraxa khasaare gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah Faahin: Qaraxa khasaare gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Siinaay, waxaana laga kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxaasi.

Qaraxa oo aaha mid jugtiisa si weyn looga maqlay xaafadaha iyo qaar ka mid ah degmooyinka muqdisho, waxaaa uu ka dhacay aga-gaarka Isgoyska Siinaay, gaar ahaan Baar Jiddo.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ayaa tilmaamaya in Qaraxaasi ka dhashay Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray oo halkaasi ku qarxay, waxaana dad goobjoogayaal ah ay inoo sheegeen in Gaarigu qarxay xili uu Baakin ku jiray.

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in Wadihii gaariga oo kaliya uu haleelay qaraxaasi gaariga loogu xiray, mana lasoo sheegin khasaaare kale oo intaas dhaafsiisan.

Halka uu Qaraxu ka dhacay waxaa gaaray Ciidanka amaaanka, kuwaasi hakad galiyay isku socodka guud ee isgoyskaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale laamaha ammaanka e Gobolka wax faah faahin ah wali kama aysan bixin Qaaraxasi gaariga lagu xiray iyo ciddda sida gaar ah loola beegsaday.

Latest stories