HomeWararDEG DEG: Madaafiic lagu garaacay qaybo ka mid ah Madaxtooyada Soomaaliya

DEG DEG: Madaafiic lagu garaacay qaybo ka mid ah Madaxtooyada Soomaaliya

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo  baxaya Madaafiic goordhaweyd lagu garaacay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho,gaar ahaan meelo u dhaw Madaxtooyada dalka looga arrimiyo, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Madafiicda.

Jugta dhawaqa Madaaafiicda ayaa lag maqlay qaar kamid ah degmooyinka Caasimadda, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu jiro khasaare ka dhashay duqayntaasi.

- Advertisement -

Ilaa iyo 7 madfac ayaa lagu garaacay sida wararku sheegayaan Xaafado ka mid ah Muqdisho, waxaana si gaar ah ay uigu dhaceen qaybo ka mid ah Madaxtooyada iyo meelo u dhaw.

Lama oga khasaaraha ka dhashay ilaa iyo hadda, sidoo kale wax war ah kama soo bxiin laamaha ammaanka,balse tiro dhawr jeer ah ayaa sidaan oo kale madaafiic loogu garaacay qaybo ka mid ah Madaxtooyada.

 

Latest stories