HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay Rag Puntland dil kasoo gaystay

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay Rag Puntland dil kasoo gaystay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa xalay abaara 10:30 Habeenimo gacanta ku dhigay Koox Eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac Kasoo geystay Magalada Garowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland, Kadibna usoo baxsaday Magalada Muqdisho. Kooxdaan oo ka kooban seddex rag ah ayaa ku eedeysan in Magaalada Garowe kusoo dileen Muwaadin lagu Magacaabi jiray […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa xalay abaara 10:30 Habeenimo gacanta ku dhigay Koox Eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac Kasoo geystay Magalada Garowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland, Kadibna usoo baxsaday Magalada Muqdisho.

Kooxdaan oo ka kooban seddex rag ah ayaa ku eedeysan in Magaalada Garowe kusoo dileen Muwaadin lagu Magacaabi jiray Cabdullaahi Jeylaani, sidookale kusoo dhaawaceen Muwaadin Hanad Xasan Cawil.

- Advertisement -

Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir oo horay luugu soo gudbiyay xogta eedeeysanyaashan ayaa xalay waxaa qabtay Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Shibis oo labo kamid ah ka qabtay isla guri ku yaala Degmada Shibis, halka midka kale laga qabtay Degmada Xamar-Jajajb.

Eedeeysanyaashan ayaana la hor geenayaa Maxkamadaha dalka si luugu fuliyo Xukunkooda.

Latest stories