HomeWararTirada dadka ku dhintay dhismo ka kooban shan dabaq oo sii korortay

Tirada dadka ku dhintay dhismo ka kooban shan dabaq oo sii korortay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Tirada dadka la og yahay in ay dhinteen ayaa gaartay 16 ruux ka dib markii uu dumay dhismo ka kooban shan dabaq oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee Suuriya. Qaar kale ayaa loo maleynayaa inay ku hoos jiraan burburka dhismaha ee magaalada Xalab Kooxda la socota xuquuqda aadanaha Suuriya ee fadhigeedu yahay UK ayaa sheegtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirada dadka la og yahay in ay dhinteen ayaa gaartay 16 ruux ka dib markii uu dumay dhismo ka kooban shan dabaq oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee Suuriya.

Qaar kale ayaa loo maleynayaa inay ku hoos jiraan burburka dhismaha ee magaalada Xalab

- Advertisement -

Kooxda la socota xuquuqda aadanaha Suuriya ee fadhigeedu yahay UK ayaa sheegtay in dadka ay dhibaatadu soo gaartay ay ahaayeen dad ka soo barakacay degmada Afrin ee waqooyiga dalkaasi.

Biyo daadad ku yimid oo gaaray aasaaska dhismaha ayaa lagu soo waramayaa inay sababeen burburka.

Waxaa loo malaynayaa in dad badan oo ku barakacay colaadda Suuriya ay u guureen guryo aan qaab dhismeedkoodu wanaagsanayn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts