HomeWararTaageerayaal Koox kubadda Cagta ah oo sabab layaab leh loo xiray

Taageerayaal Koox kubadda Cagta ah oo sabab layaab leh loo xiray

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska ku xireen magaalada Jinja, sida uu ku warramay wargeyska The Monitor. Waxay kooxda u dabbaaldageysay guushii ay xaley Arsenal ka gaartay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay. Wargeyska ayaa sidoo kale ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo […]

- Advertisement -

Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska ku xireen magaalada Jinja, sida uu ku warramay wargeyska The Monitor.

Waxay kooxda u dabbaaldageysay guushii ay xaley Arsenal ka gaartay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay.

- Advertisement -

Wargeyska ayaa sidoo kale ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo baabuur ah xilliggii ay dabbaaldegayeen.

Booliska kama aysan hadlin waxa ay geysteen taageerayaashan la xiray.

“Ma garan karo waxa aan sameynay, waxaan u dabbaadageynay guusha aan ka gaarnay Manchester United” ayuu yiri Baker Kasule oo uu wargeyska soo xigtay.

Latest stories