HomeWararWeerarkii Xarunta Gobolka Banaadir oo lasoo af-jaray iyo Dowladda war kasoo saartay

Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir oo lasoo af-jaray iyo Dowladda war kasoo saartay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Kadib markii Maanta dagaalamaayal ka tirsan AL-Shabaab ay weerareen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ay shaacisay in lasooafjaray weerarkaasi.

Ciidamada amniga oo ahaa kuwa aad u feejigan ayaa goobtaas ka fuliyay hawlgal labo qaybood ah, qaybta hore oo ahayd badbaadinta masuuliyiinta iyo muwaadiniinta ku sugnayd goobta ayay ciidamadu fuliyeen sidii ay qorsheeyeen iyaga oo ku guulaystay in ay ka soo saaraan halkaas iyaga oo bad qaba.

- Advertisement -

Qaybta labaad ee hawlgalka ciidamada oo ahaa in la soo afjaro dagaalamayaashii halakasi galay, iyaga oo toogtay Kooxdii weerarka soo qaaday oo ka koobnaa 6 dagaalaame.

War-saxaaadeedka kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa  waxaa lagu sheegay in 5 ruux oo shacab ah ay ku dhinteen weerarka, afar kalena way ku dhaawacmeen.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

- Advertisement -

Latest stories