HomeCaalamkaBadmaaxiin Ruushiyaan ah oo la Ganaaxay iyo sababta keentay oo la shaaciyey

Badmaaxiin Ruushiyaan ah oo la Ganaaxay iyo sababta keentay oo la shaaciyey

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Booliska dalka Norway ayaa waxay ganaaxeen 2 qof oo ah Badmaaxiin u dhashay Ruushka, kuwaasi  oo ku labisnaa dhar u yara muuqaal eg Labiska Ciidanka Milliteriga.

Warbaahinta Maxaliga ee Norway ayaa shalay baahiyey inay Booliska magaaladda Kirkenes ee Gobalka Finnmark ee Waqooyiga dalkaasi isbuucii hore gacanta ku dhigeen Badmaaxiinta Ruushiyaanka,  xilli ay Booliska  baaritaan dhanka Socdaalka ku samaynayeen Badmaaxiinta Raashiyaanka.

Booliska ayaa waxaa ay xireen labada Badmaax, kadib, markii ay labisteen Dhar si fudud loogu qaldi karo Labiska Milliteriga (that could easily be mistaken for military uniforms).

Saraakiisha Sharci-Xoojinta dalka Norway oo la hadlay Wargeyska Maalinlaha ee Daily Dagbladet ayaa xaqiijiyey in Labada Badmaaxiinta Raashiyaanka lagu xukumay Ganaax Lacageed min 5,000 ee Lacagta Koroonka (Norwegian Krone) oo u dhiganta (US$500) oo Dollarka Maraykanka.

Martine Mesio oo ah Sarkaalad Dacwad-Ooge oo ka hadashay kiiskaasi waxaa ay sheegtay in Badmaaxiinta loo ciqaabay Isticmaalka Qaldan ee Dharka Dadweynaha ee Xeerka Ciqaabta dalka Norway ee tirsigiisu yahay 165 (Under article 165 of the Norwegian Penal Code.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories