HomeCaalamkaWiil uu dhalay madaxweyne Afrikaan ah oo la xiray kadib markii uu...

Wiil uu dhalay madaxweyne Afrikaan ah oo la xiray kadib markii uu iibsaday diyaarad qaranku leeyahay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea ayaa la xiray kadib markii looga shakiyay in uu si sharci darro ah u iibsaday diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka. Warbaahinta dowladda ayaa ku warrantay in Ruslan Obiang Nsue lagu tuhmay in diyaarad qaadda 74 qof uu ka iibsaday shirkad laga leeyahay jasiiradaha Canary. Baaritaan ayaa la […]

- Advertisement -

Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea ayaa la xiray kadib markii looga shakiyay in uu si sharci darro ah u iibsaday diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka.

Warbaahinta dowladda ayaa ku warrantay in Ruslan Obiang Nsue lagu tuhmay in diyaarad qaadda 74 qof uu ka iibsaday shirkad laga leeyahay jasiiradaha Canary.

- Advertisement -

Baaritaan ayaa la sameeyay sanadkii lasoo dhaafay markii la waayay diyaaradda xilli dayactir joogta ah looga sameynayay dalka Spain.

Eedeysanahan ayaa maamuli jiray shirkadda duulimaadka qaranka ee Equatorial Guinea, oo ah dal si adag ugu jira gacanta qoyska madaxweyne Obiang Nguema oo taladad hayay 43 sano.

Latest stories