HomeWararTaliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Weerarkii degaanka Xawaadley

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Weerarkii degaanka Xawaadley

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe. Taliye Odawaa ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed in ay khasaare gaarsiiyeen dagaala,ayaal ka tirsan AL-Shabaab oo saaka soo weeraray Saldhigga ciidamada ee deegaanka Xawaadleey. Waxaana intaasi uu ku daray in ciidamada Dowladda […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Taliye Odawaa ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed in ay khasaare gaarsiiyeen dagaala,ayaal ka tirsan AL-Shabaab oo saaka soo weeraray Saldhigga ciidamada ee deegaanka Xawaadleey.

- Advertisement -

Waxaana intaasi uu ku daray in ciidamada Dowladda ay kaga dhinteen 5 Askari oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ee guutada 3aad ee qaybta 27aad, kaasi oo lagu magacaabi jiray Kornel Shataqey.

Jeneraal Odawaa oo la hadlayay Warbaahinta Dowladd ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerarkii ay soo qaadeen dagaalamayasha Al-Shabaab, kaasi oo ku billawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

 

Latest stories