HomeWararMW Xasan Sheekh o goordhaw furidoona Shirweynaha dib u heshiisiinta KGS

MW Xasan Sheekh o goordhaw furidoona Shirweynaha dib u heshiisiinta KGS

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku howlan sidii uu hannaan loo wada dhanyahay ugu furmilahaa Shirweynaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa goordhow furidoona Shirkan oo ay ka qayb galidoonaan Madaxda sare ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku howlan sidii uu hannaan loo wada dhanyahay ugu furmilahaa Shirweynaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa goordhow furidoona Shirkan oo ay ka qayb galidoonaan Madaxda sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, siyaasiyiinta, wax garadka iyo qaybaha bulshada deegaanka.

- Advertisement -

Madaxweyne Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyah Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulamo kala duwan la qaatay ka qayb galayaasha Shirkan oo ay ku adkeeyeen muhiimad deegaanka iyo dalkaba u leeyahay qabsoomidda Shirkani.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts