HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Ceeldheer

Ciidanka Xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Ceeldheer

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidamada Xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, taasi oo muddo dheer ay ka talinayeen dagaalamayaasha AL-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaaraya Ceeldheer ayaa tilmaamaya in haatan ay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba si buuxda ula wareegeen Magaaladaasi. Sidoo kale Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda shaacisay inay […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, taasi oo muddo dheer ay ka talinayeen dagaalamayaasha AL-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaaraya Ceeldheer ayaa tilmaamaya in haatan ay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba si buuxda ula wareegeen Magaaladaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda shaacisay inay gacan  ku haynta Ceeldheer ay si buuxda u maamulayaan, waxaana Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shaaciyay inay Magaalaadasi la wareegen.

Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa ahayd Magaalooyinka ay dagaalamayaaasha AL-Shabaab ku xoogganayeen in muddo ahna ay ka arriminayen, waxaana sidoo kale gacanta AL-Shabaab ka baxay Magaalooyin iyo degaano badan oo ka tirsan Gobolkaasi.

Shalay ayay ahayd markii AL-Shabaab laga qabsaday Magaalada Galcad iyo Magadaalada Xarardheere oo ka kala tirsan Galgaduud iyo Mudug.

Latest stories