HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay koox burcad ah oo Shacabka...

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay koox burcad ah oo Shacabka dhac u gaysan jiray

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo gaari nooca raaxda ah ka dhacday dad shacab ah, meel u dhow garoonka cayaaraha ee Stadium Eng Yariisow ee degmada Cabdicasiis, sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey taliska qeybta guud. Kooxdaan burcadka ah oo ka kooban shan rag ah oo watay qoryaha AK47 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo gaari nooca raaxda ah ka dhacday dad shacab ah, meel u dhow garoonka cayaaraha ee Stadium Eng Yariisow ee degmada Cabdicasiis, sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey taliska qeybta guud.

Kooxdaan burcadka ah oo ka kooban shan rag ah oo watay qoryaha AK47 ayaa gaariga ku joojiyay isgooska Ex control, halkaas oo ay ku baarteen dadkii saarnaa gaariga, iyagoo ka qaatay dhamaan taleefanadii ay wateen, kadibna iska dajiyay dadkii shacabka ahaa.

- Advertisement -

“Ciidanka Booliska oo xogta ragaan hayay wada shaqeena ka halaya dadka shacabka ah ayaa ragaan iyagoo baxsad ah ku qabtay deegaanka Garasbaaley ee duuleedka magaalada Muqdisho 12/01/2023 abaaro 08:00 subaxnimo. Burcadaan hubaysan ayaa haatan ku jira gacanta ciidanka Ammniga, waxaana la hor geynayaa hey’adaha kale garsoorka si cadaallada loo marsiiyo,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay taliska booliska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts