HomeWararDEG DEG: Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay Gacan ku haynta Degmada...

DEG DEG: Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay Gacan ku haynta Degmada Xarardheere

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Dowladda Soomaliya ayaa shaacisay in maanta ay si rasmi ah ula waregtay gacan ku haynta degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, taasi oo AL-Shabab ay ka talinayeenw ax ka badan 10 sano. Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, waxaana sidaas warbaahinta Dowladda u xqiijiyay […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaliya ayaa shaacisay in maanta ay si rasmi ah ula waregtay gacan ku haynta degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, taasi oo AL-Shabab ay ka talinayeenw ax ka badan 10 sano.

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, waxaana sidaas warbaahinta Dowladda u xqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

- Advertisement -

Waxaana la sheegay in dagaalamayaashii AL-Shabaab eek u sugnaa degmadaasi ay isaga baxeen.

Ciidanka huwanta ah ee qabsaday Magaalada ayaa hadda baaritaan ka wada xaafadaha degmada.

 

Latest stories