HomeWararCiidanka Xoogga oo Hawlgal Qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga oo Hawlgal Qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada Hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka fuliyay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeelleha ee Maamullka koofur Galbeed Soomaaliya. Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Danow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose sida uu wakaaladda wararka SONNA u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raage. Hawlgalkan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada Hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka fuliyay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeelleha ee Maamullka koofur Galbeed Soomaaliya.

Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Danow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose sida uu wakaaladda wararka SONNA u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raage.

- Advertisement -

Hawlgalkan ayaa yimid ka dib markii sidala sheegay dagaalamayaasha AL-Sahabab ay isku dayeen in ay ciidanka ku qaadaan weerar gaadmo balse ciidanka oo ka warqabay ay ka hortageen.

Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa intaas ku daray in dagaalamaaysha AL-Shabaab ee weerarka soo qaaday khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ay gaarsiiyeen, waxaana uu sheegay in  ay Saanad Ciidan furteen.

Dhanka kale qarax ka dhacay Degmadda Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayuu Taliyaha Xooggu ka hadlay waxaana uu sheegay in uu sababay khasaaraha dhimashada hal qof oo ku geerirooday iyo Saddex dhaawac ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts