HomeWararCiidanka Dowladda oo la wareegay Magaalada Galcad iyo Howlgallo socda

Ciidanka Dowladda oo la wareegay Magaalada Galcad iyo Howlgallo socda

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga dalka ay goordhaw la wareegeen Magaalada Galcad ee Gobolkaasi, taasi oo ka mid ahayd degaanada ay gacanta ku hayeen dagaalamaayasha AL-Shabaab. Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidanka ay Saaka qabsadeen Magaaladaasi, waxaana Wasiirka Gaashaandhigga oo Warbaahinta la hadlay  uu sheegay inay qabsadeen Magaalada. Maxamed Nuur […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga dalka ay goordhaw la wareegeen Magaalada Galcad ee Gobolkaasi, taasi oo ka mid ahayd degaanada ay gacanta ku hayeen dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidanka ay Saaka qabsadeen Magaaladaasi, waxaana Wasiirka Gaashaandhigga oo Warbaahinta la hadlay  uu sheegay inay qabsadeen Magaalada.

- Advertisement -

Maxamed Nuur (Jaamac) Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya ayaa intaas ku daray inay ku wajahan yihiin degaano kale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Warar kale oo soo baxaya ayaa tilmaamaya in AL-Shabaab ay banneeyeen degaanno kale oo ka tirsan Gobolkaasi, waxaana maalmihii ugu dambeeyay sii xoogaysanayay howlgallada ka dhanka ah AL-Shabaab eek a socda Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

 

Latest stories