HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo War kasoo saaray La-wareegida degaanka Ceelhuur

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo War kasoo saaray La-wareegida degaanka Ceelhuur

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa War kasoo saartay qabashada deegaanka Ceelhuur ee hoostaga degmada Xarardheere ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay Maanta la wareegeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaano. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabsaday deegaanka Ceelhuur ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka qalabka […]

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa War kasoo saartay qabashada deegaanka Ceelhuur ee hoostaga degmada Xarardheere ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay Maanta la wareegeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaano.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabsaday deegaanka Ceelhuur ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka qalabka sida, kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidamada Kacdoonka shacabka oo iskaashanaya.

- Advertisement -

Galmudug ayaa boggaadisay howlgalka Al-shabaab loogala wareegay deegaanka Ceelhuur ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay Shabaabka ku sugnaayeen in ka badan 15-sanno, waxaana Galmudug ay sheegtay inay degaanka ay gacanta ku hayaan ciidamada.

Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa bogaadiyay ciidamada qalabka sida, daraawiishta Galmudug iyo Kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-shabaab ee Gobolka ka socda.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa la sheegay inuu ku dhiirageliyay shacabka Galmudug iyo ciidamada qalabka sida iney sii laba jibaaraan howlgalkan lagu xoreynayo deeganada Galmudug iyo guud ahaanba Soomaaliya.

Latest stories