HomeWararCiidanka Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaan hoostaga Degmada Xarardheere

Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaan hoostaga Degmada Xarardheere

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Warrarka ka imaanaya gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa macwiisleyda ay saaka galeen tuulada Ceel Huur oo qiyaastii 50 km u jirta degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Ciidanka qabsaday Ceel Huur ayaa ku yimid wadada xeebta ee ka timaada degmada Hobyo tagtana degmada Xarardheere. Ma jiro wax iska hor’imaad […]

- Advertisement -

Warrarka ka imaanaya gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa macwiisleyda ay saaka galeen tuulada Ceel Huur oo qiyaastii 50 km u jirta degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Ciidanka qabsaday Ceel Huur ayaa ku yimid wadada xeebta ee ka timaada degmada Hobyo tagtana degmada Xarardheere.

- Advertisement -

Ma jiro wax iska hor’imaad ah oo la soo weriyay, iyadoo kooxdii horey gacanta ugu haysay Ceel Huur ee Al-Shabaab ay isaga tageen tuulada, sida ay BBC-da u sheegeen illo wareedyo ku dhawdhaw Wasaaradda amniga ee maamul goboleedka Galmudug.

Ciidanka dawladda ayaa sidoo kale dhawr jiho oo kale ugu sii dhawaanaya magaala xeebeedka Xarardheere oo kooxda Al-Shabaab ay maamulaysay tan iyo sanadkii 2010 kii, waxayna saldhig u ahaydhawgaladda kooxdu ka fuliso gobollo badan oo ku yaala Soomaaliya tan iyo waagaasi.

Latest stories