HomeWararDowladda Soomaaliya oo Muqdisho kaga dhawaaqday Bannaanbax ka dhan ah AL-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kaga dhawaaqday Bannaanbax ka dhan ah AL-Shabaab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho uga dhawaaqday kacdoon ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ka bilaabaya maalinta berrito, loogana soo horjeedo  Shabaab oo dagaal ku jirta dowladda. Banaanbax ballaaran ayaa lagu wadaa inuu berrito oo khamiis ah uu ka dhaco Muqdisho gaar ahaan Garoonka kubada cagta ee Injineer Yariisow, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho uga dhawaaqday kacdoon ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ka bilaabaya maalinta berrito, loogana soo horjeedo  Shabaab oo dagaal ku jirta dowladda.

Banaanbax ballaaran ayaa lagu wadaa inuu berrito oo khamiis ah uu ka dhaco Muqdisho gaar ahaan Garoonka kubada cagta ee Injineer Yariisow, waxaana banaanbaxa abaabulkiisa wada maamulka Gobolka  Banaadir.

- Advertisement -

Sida uu qorshahu yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo inta badan mas’uuliyiinta dowladda iyo kuwa maamulka Gobolka ayaa ka qeyb geli doona banaanbaxa ka dhacaya Muqdisho ee lagu taageerayo guulaha dowladda ka gaartay dagaalka.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ka hadlay abaabulka socdo ee dibad-baxa ayaa sheegay inay ka qayb qaadaan dhammaan qaybaha bulshada iyo sidoo kale hay’adaha dowladda federaalka.

Arrimahaan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay guullo kasoo hoyeen dagaallada ka socdo inta badan gobollada dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts