HomeWararAskari Shan Kun oo Shilin Soomaali ah darteed Qof Shacab ah ugu...

Askari Shan Kun oo Shilin Soomaali ah darteed Qof Shacab ah ugu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Askari ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaaadir ayaa Maanta qof shacab ah waxaa uu si bareer ah ugu dilay Suuqa degmadaasi, kadib markii muran uu soo kala dhex-galay marxuumka iyo Askariga dilka gaystay. Marxuumka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Abuukar Sheekh Maxamed Nuuraani kaasi oo ka mid ahaa Ganacsatada Suuqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaaadir ayaa Maanta qof shacab ah waxaa uu si bareer ah ugu dilay Suuqa degmadaasi, kadib markii muran uu soo kala dhex-galay marxuumka iyo Askariga dilka gaystay.

Marxuumka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Abuukar Sheekh Maxamed Nuuraani kaasi oo ka mid ahaa Ganacsatada Suuqa Xamarweyne ee Gobolkani Banaadir, waxaana dad Goobjoogayaal ah ay sheegeen in Askarigu uu Marxuumka uu u dilay 5 kun oo Shulin Soomaali ah.

- Advertisement -

Ciidanka ammaanka degmada ayaa gacanta kusoo dhigay Askarigii dilka gaystay,waxaana uu ku xiran yahay Saldhigga sida uu sheegay Taliyaha Saldhigga Degmadaasi oo Warbaahinta la hadlay dilka kadib.

Ehelada Marxuumka la dilay ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ay ka codsadeen in caddaaladda la horgeeyo Askariga dilka gaystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts