HomeWararGuddiga Farsamada Shirka dib u Heshiisiinta KGS oo  kulan la qaatay Saraakiisha...

Guddiga Farsamada Shirka dib u Heshiisiinta KGS oo  kulan la qaatay Saraakiisha CIidanka ATMIS

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Guddiga Farsamada Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidanka ATMIS iyo Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kala hadlay sugidda amniga goobta uu shirka ka furmaayo iyo goobaha ay degi doonaan martida imaan doonto.

Kulanka waxaa shir guddoomiyay  Guddoomiyaha Guddiga Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) iyadoo ay goob joog ahaayeen xubanaha guddiga.

Latest stories