HomeWararWasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Federaalka oo Amar Deg-deg ah soo saaray

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Federaalka oo Amar Deg-deg ah soo saaray

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ay ku yeelan doonto dekeda magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ay wehlinayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo Wasiiru dowlaha ayaa dhagax dhigey xarumaha Wasaaradda ee Dekadda Muqdisho oo ka kooban sheybaarka Xoolaha, shahaado bixinta, xafiisyada […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ay ku yeelan doonto dekeda magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo ay wehlinayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo Wasiiru dowlaha ayaa dhagax dhigey xarumaha Wasaaradda ee Dekadda Muqdisho oo ka kooban sheybaarka Xoolaha, shahaado bixinta, xafiisyada Wasaaradda iyo goobaha xoolaha lagu nasiyo ee Dekadda.

- Advertisement -

Munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha Dekedda Muqdisho ayuu Wasiir Eelay sheegay in ay ka go’an tahay in la dardargeliyo habsami u socodka shaqo ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS oo lafdhabar u ah hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa dhanka kalena amray dadka degan xarumaha wasaaradda in ay si deg deg ah uga guuraan, si loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

 

- Advertisement -

 

Latest stories