HomeWararRuushka oo qirtay in tiro badan oo Ciidamadiisa ka mid ah hal...

Ruushka oo qirtay in tiro badan oo Ciidamadiisa ka mid ah hal goob looga dilay

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Ruushkaa ayaa qirtay in ciidamo badan looga dilay weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin gobolka Doneska. Qirasho dhif iyo naadir ah oo ay wasaaradda gaashandhiga Ruushka shaacisay ayaa waxaa lagu sheegay in 63 askari oo Ruush ah ay ku dhinteen weerar ay militariga Ukraine u adeegsadeen gantaalada Himars. Waa tiradii ugu badnayd oo Ruushku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ruushkaa ayaa qirtay in ciidamo badan looga dilay weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin gobolka Doneska.

Qirasho dhif iyo naadir ah oo ay wasaaradda gaashandhiga Ruushka shaacisay ayaa waxaa lagu sheegay in 63 askari oo Ruush ah ay ku dhinteen weerar ay militariga Ukraine u adeegsadeen gantaalada Himars.

- Advertisement -

Waa tiradii ugu badnayd oo Ruushku hal goob looga dilay tan iyo markii uu bilowday duullaanka uu ku qaaday Ukraine bishii February ee sanadkii tagay.

Ciidamada Ukraine ayaa horay u sheegay in ay ku dileen boqolaal askari oo Ruush ah duqeyn gantaalo ah oo ka dhacday gobolka bariga ee Donetsk xilligii bilowga sanadkan ka dib markii duqeyn lala helay dugsi ay asakarta Ruushka u isticmaalayeen saldhig ahaan oo ku yaalla magaalada Malkiivka.

Ruushka ayaa weeeraro aan kala joogsi laheyn ku qaaday caasimadda Ukraine ee Kiyev iyagoo isticmalaaya diyaaradaha drone-ka maalmihii ugu dambeeyeyy

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts