HomeWararMW Xasan Sheekh oo Goordhaw la hadli doona Ciidanka Cusub ee kusoo...

MW Xasan Sheekh oo Goordhaw la hadli doona Ciidanka Cusub ee kusoo tababartay Eriterea

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in goordhaw uu la hadlo Ciidanka dhawan lagu soo tababaray dalka Eritrea, kuwaasi oo dalka dib loogu soo celiyay kadib tababar ay kusoo dhammeysteen dalkaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa jeedin doona Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ku aaddan, dhiirragalinta Ciidanka dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ee Tababarka soo qaatay.

- Advertisement -

Warar hoose oo soo baxaya ayaa tilmaamaya in ay socoto qaban-qaabadii ugu dambeysay ee ku aaddan u diyaar garowga Khudbadda mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Qaar ka mid ah Waddooyinka Caasimadda ayaa xiran waxaana lagu arkayaa Ciidanka oo ammaanka guud xaqiijinaya.

Ciidanka dhawaan lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa la filayaa inay qayb ka noqdaan Howlgallada Culus ee dhanka ah dagaalamaayasha AL-Shabaab, waxaana Madxaynaha uu ku dhawaaqay dagaalloCulus, isagoo khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo shaaly uu jeediyay uu farriin ugu diray qaybaha kaladuwan ee Ciidanka Xoogga dalka ee dagaalka kula jira AL-Shabaab.

- Advertisement -

Waxaana intaasi uu ku daray inay xoojin doonaan dagaalada ka socda gobolada dalka,kuwaasi oo ay iska kaashanayaan Ciidanka Xoogga iyo dadka degaanka, sidoo kale Ciidankaan Cusub oo Tababarkooda iyo hubkoodu u u dhammeystiran yahay ayaa la filayaa inay qayb ka noqdaan dagaalka socda.

Latest stories