HomeWararBeesha Caalamka oo War kasoo saartay Xaaladda Laascaanood

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xaaladda Laascaanood

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Saaxiibada Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray Xaaladda Cakiran ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Warsaxaafadeedka yaa waxaa lagu sheegay in Beesha Caalamka aya ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah, kuwaasi oo marba mark aka damebysa sii xoogaysanaya. Beesha Caalamka ayaa waxaa ay ku baaqday in haatan loo […]

- Advertisement -

Saaxiibada Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray Xaaladda Cakiran ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Warsaxaafadeedka yaa waxaa lagu sheegay in Beesha Caalamka aya ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah, kuwaasi oo marba mark aka damebysa sii xoogaysanaya.

- Advertisement -

Beesha Caalamka ayaa waxaa ay ku baaqday in haatan loo baahan yahay in la sameeyo Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ee degaanadaasi,kuwaasi oo maal mihii ugu dambeeyay wajahayay dhibaatooyin xooggan oo kaga imaanaya Ciidanka Somaliland.

Ugu dambeyn Qoraalka Beesha Caalamka ayaa loogu baaqay Bulshada Gobolkaasi, xasillooni iyo is-xakameyn, iyo sidoo kale in Xiisadaha lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal.

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ka taagan xaalad aad u cakiran kadib rabshado qaatay Muddo Usbuuc ah  oo ay ku dhinteen dad rayid ah.

Latest stories