HomeWararMudaharaad mar kale maanta dib uga billawday Magaalada Laascaanood

Mudaharaad mar kale maanta dib uga billawday Magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Waxaa magaalaada Laascaanood ee xarunata Gobolka Sool ka dhacay banaaanbaxyo waa weyn, kuwaasi oo ay dhigeen dadka degaanka.

Mudaharaadka oo ahaa mid ay dhigayaan shacab caaraysan ayaa waxaa uu maanta markale dib uga bilaamay Laascaanood, iyadoo ay xusid mudan tahay in shalay magaalaadasi ay ka dhaceen mudaharaadyo khasaare dhaliyay.

- Advertisement -

Waddooyinka waa weyn ee Laascaanood ayaa saakay lagu arkayay boqolaal shacab ah oo caraysan, kuwaasi oo ka cabanaya dhibaatoooyinka dilalku ugu horreeyaan ee lagu hayo dadka waxgalka ah eek u nool Magaaladaasi.

Mudaharadkii shalay ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaaana dadka caraysan ay weerar ku qaadeen goobo gacansi kuwaasi oo ay bur-buriyeen.

Arrintaan ayaa timid kadib markii Magaaladaasi ay ku bateen dilalka joogtada ah ee lagu hayo dadka Haldoorka ah ee magaaladaasi, kuwaasi oo kooxo hubaysan ay inta dilaan kadibna ka baxsadaan,.

- Advertisement -

 

 

Latest stories