HomeWararMadaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho kusoo wajahan iyo Waddooyinka Muqdisho oo xiran

Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho kusoo wajahan iyo Waddooyinka Muqdisho oo xiran

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Waxaa saaka xiran isku socodka guud ee qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho, waxaana saacadaha soo aaddan la filayaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ay soo gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Jabuuti iyo masuuliyiin kale.

Ammaanka guud ayaa la dkeeyay, waxaana xiranw addooyinak ugu waa weyn ee magaalada Muqdisho, sidoo kale garoonka diyaaradaha ayaa la xiray.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jabuuti Cusmaaciil Cumar Geelle iyo wafdigiisa ayaa goordhaw soo gaaraya magaalada Muqdisho,waxaana soo dhaweynaya madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Sidoo kale waxaa Muqdisho soo gaaraya Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo Aadan Barre Ducaale, waxaana Masuuliyiintaan ay ka qayb gali donaan xarig jarka xarunta Akadeemiyada Afka Soomaaliga oo uu dhagax dhigay 2015-kii.

Latest stories