HomeWararMadaxweynaha Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho kasoo degay

Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho kasoo degay

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Waxaa Goordhaw Garoonka diyaaardaha ee magaalada Muqdisho kasoo degay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa si weyn loogu soodhaweeyay garoonka, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu soodhaweeyay wafdiga Madaxweyne Cusmaaciil Cumar Geelle,kaasi oo booqasho rasmi ah ay manta uga bilaabanayso Magaalada Muqdisho ee Caasimadda.

- Advertisement -

Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale ka mid ah mas’uuliyijnta sar sare ee soodhaweeyay Madaxweyne Geelle.

Imaanshiyaha wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Jabuuti ayaa keenyay in la xiro Wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho iyadoo sidoo kale Dowladda Soomaaliya ay maanta hakisay Safarka dhanka Diyaaradaha ee Garoonka Adan Cadde.

Dadka shacabka ah ee Caasimadda ayaa maanta lugta isticmaalaya, iaydoo aysan jirin wax gaadiid ah oo ka shaqeynaya Waddooyinka ugu muhiimsan Caasimadda dalka.

- Advertisement -

 

Latest stories