HomeWararKulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Xamse oo ka...

Kulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Xamse oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Guddigga Arrimaha Dibada ayaa ayaa kulan la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse. Kulanka waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Guddigga Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cabdulaahi Bidhaan Warsame. Ajendaha kulanka Guddigga iyo Wasaaradda ay ka wada hadleen ayaa ahaa seddex qodob oo kala ah. 1: Xoojinta wadashaqeynta Guddiga iyo Wasaaradda. 2: soo gudbinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddigga Arrimaha Dibada ayaa ayaa kulan la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse.

Kulanka waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Guddigga Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cabdulaahi Bidhaan Warsame.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka Guddigga iyo Wasaaradda ay ka wada hadleen ayaa ahaa seddex qodob oo kala ah.

1: Xoojinta wadashaqeynta Guddiga iyo Wasaaradda.

2: soo gudbinta qorsho howleedka Wasaaradda.

- Advertisement -

Xubnaha guddigga ayaa su,aalo la xarriiro shaqada wasaaradda weydiiyay wasiir Abshir Cumar Jaamac Haruuse Oo uu waheliyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xildhibaan Isaaq Fanax, Xoghaye Joogtada Wasaaradda iyo Howlwadeeno sare Wasaaradda

Wasiirka ayaana ka jawaabay dhamaaan su’aalihii ay weydiiyeen xubnaha guddigga Arrimaha Dibadda.

Ugu dambeeyntii kulanka guddiga iyo wasaaradda ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo in ay dhex marto wada shaqeyn buuxda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts