HomeWararBaarlamanka Soomaaliya oo Ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023

Baarlamanka Soomaaliya oo Ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta  ansixiyay miisaaniyadda dowladda sanadka 2023,kadib kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka Golaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo horay Xildhibaaanda loogu wargaliyay ayaa waxaa maanta lagu ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023. Xildhibaanada ayaa soo xaadiray kulanka,waxaana Tirada guud ee xildhinaada ogolaatay ansixinta miisaaniyadda sanadka […]

- Advertisement -

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta  ansixiyay miisaaniyadda dowladda sanadka 2023,kadib kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka Golaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo horay Xildhibaaanda loogu wargaliyay ayaa waxaa maanta lagu ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa soo xaadiray kulanka,waxaana Tirada guud ee xildhinaada ogolaatay ansixinta miisaaniyadda sanadka soo socda  lagu sheegay 172 xildhibaan.

 

Latest stories