HomeWararJugta Qaraxyo iyo Madaafiic Xooggan oo laga Maqlayo degmooyin ka tirsan Muqdisho

Jugta Qaraxyo iyo Madaafiic Xooggan oo laga Maqlayo degmooyin ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Jugta dhawaqa qaraxyo is xig-xigay ayaa laga maqlay  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Xaafadaha Qaar ku dhacay Madaafiic ilaa iyo hadda aan la ogayn halka laga soo riday. Dadka ku sugan Qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho oo ay ka mid yihiin Boondheere, Xamarweyne, Shingaani iyo degmooyin kale ayaa si weyn u maqlaya jugta dhawaqa […]

- Advertisement -

Jugta dhawaqa qaraxyo is xig-xigay ayaa laga maqlay  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Xaafadaha Qaar ku dhacay Madaafiic ilaa iyo hadda aan la ogayn halka laga soo riday.

Dadka ku sugan Qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho oo ay ka mid yihiin Boondheere, Xamarweyne, Shingaani iyo degmooyin kale ayaa si weyn u maqlaya jugta dhawaqa Hoobiyeyaal iyo qaraxyo aan la ogayn ilaa iyo hadda halka sida rasmiga ah loola beegsaday.

- Advertisement -

Waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Hoobiye uu kusoo dhacay aga-gaarka Ceelgaabta.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories