HomeWararShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka, waxaana hadda socata qaban qaaabdii ugu dambeysay ee shirkaasi ku furmayo. Waxaa goordhaw Muqdisho si toos ah uga furmi doona Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeya Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka waxaa shir guddoominayo Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka, waxaana hadda socata qaban qaaabdii ugu dambeysay ee shirkaasi ku furmayo.

Waxaa goordhaw Muqdisho si toos ah uga furmi doona Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeya Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Shirka waxaa shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts