HomeWararShirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmay Madaxtooyada, oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan oo u dhexeeya  Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa diiradda lagus aari doonaa qodobbo dhowr ah. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud […]

- Advertisement -

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmay Madaxtooyada, oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shirkaan oo u dhexeeya  Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa diiradda lagus aari doonaa qodobbo dhowr ah.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya Shirkaaan, waxaana qayb ka ah sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre iyo RW ku Xigeenka Dalka Saalax Jaaamac.

Ajandaha shirkan oo horay loo sii shaaciyay ayaa ka mid ah dhameystirka dhismaha Garsoor Federaal Madax Bannaan Hufnaan leh, Asteynta awooddaha heerarka kala duwan iyo Dhameystirka nidaamka Federaalka oo ay ka mid tahay maqaamka Caasimadda Muqdisho, nidaamka qeybinta tirada xubnaha Aqalka Sare oo qorshuhu yahay in dib u eegis lagu sameeyo.

Latest stories