HomeWararShil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Warar dheeraad ah ayaa laga helaaya Shil Diyaaradeed oo ka dhacay goordhawyed  Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde. Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno shilkaasi ayaa waxaa ay tilmaamayaan in Diyaaradda Ethiopian airways in ay shil ay ku gashay gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada muqdisho. Waxaana la Shilkani yimid kadib markii mid ka mid […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helaaya Shil Diyaaradeed oo ka dhacay goordhawyed  Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde.

Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno shilkaasi ayaa waxaa ay tilmaamayaan in Diyaaradda Ethiopian airways in ay shil ay ku gashay gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Waxaana la Shilkani yimid kadib markii mid ka mid ah garbaha diyaarada uu waxyeello soo gaaray xilli ay dooneysay in ay ka duusho Garoonka Aadan Cadde.

Wararka ayaa sheegaya in shaqaalaha iyo rakaabkii saarnaa diyaarada ay badqabaan, inkastoo la arkayay qiiq isku shareeyay hawada.

Latest stories