HomeWararXildhibaanada oo Go’aan ka sugaya Guddiga A/Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka

Xildhibaanada oo Go’aan ka sugaya Guddiga A/Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 5-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka dooda Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS. Xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa soo jeediyay in ajandaha lagu daro ka doodista amniga isla-markaana loo yeero wasiiradda Gaashandhiga iyo Amniga Gudaha si wax looga weydiiyo halka ay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 5-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka dooda Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS.

Xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa soo jeediyay in ajandaha lagu daro ka doodista amniga isla-markaana loo yeero wasiiradda Gaashandhiga iyo Amniga Gudaha si wax looga weydiiyo halka ay mareeyso dagaalka Al-shabaab.

- Advertisement -

Xubno ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa iyagana soo jeediyay in ka guddi ahaan ay ka shiraan. Dhanka kale Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa soo jeediyay in guddiga ay soo shiraan isla-markaana go’aan mideysan uso gudbiyaan Golaha.

Dooda amniga oo maalmo soo taagneyd ayaa dhalisay khilaaf horleh oo ka dhashay in loo yeero qaar kamid ah hay’adaha amniga, si ay hor yimaadaan Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa arrintan ku kala aragti duwanaaday, taasi oo keentay in ajendaha amniga la laabo ama dib loo dhigo.

- Advertisement -

Dhanka kale xildhibaannadda ayaa dood adag ka yeeshay Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo ay Guddiga Xeer-hoosaadka soo gudbiyeen qodobo dhowr ah kuwo wax ka bedel lagu sameeyay, iyadoo loo balamay in kulamada soo socda lagu dhameystiri doono dooda Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS.

Latest stories