HomeWararSoomaali ku dhimatay dab ka kacay Magaaalada Lyon ee dalka Faransiiska

Soomaali ku dhimatay dab ka kacay Magaaalada Lyon ee dalka Faransiiska

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dabkii ka kacay dhisme ku yaalla degmada Vaulx-en-Velin ee u dhow magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, ee ay ku dhinteen 10-ka qof, ayaa haatan waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah oo sheegaya in qoys Soomaali ah ay dad kaga dhinteen. Wararkii ugu dambeyay ayaa sheegaya in ay dabkaasi ku dhinteen ilaa 6 ruux oo […]

- Advertisement -

Dabkii ka kacay dhisme ku yaalla degmada Vaulx-en-Velin ee u dhow magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, ee ay ku dhinteen 10-ka qof, ayaa haatan waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah oo sheegaya in qoys Soomaali ah ay dad kaga dhinteen.

Wararkii ugu dambeyay ayaa sheegaya in ay dabkaasi ku dhinteen ilaa 6 ruux oo Soomaali ah, waxaana ay sababsadeen dabkaasi xoogganaa ee ka kacay magaalada Lyon.

- Advertisement -

Lixda qof ee dabkaasi ku geeriyooday ayaa kala ahaa hooyo iyo shan caruur ah, waxaana sidoo kale jira dad kale oo ku dhaawacmay dabkaasi

Xeer ilaalinta ayaa baaris ku haysa kiiskan, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in dabkani aanu u billaabmin si kama’ ah.

Latest stories