HomeWararRuushka oo fannaaniin u diraya jiidda hore ee dagaalka Ukraine

Ruushka oo fannaaniin u diraya jiidda hore ee dagaalka Ukraine

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ruushka ayaa sheegay in fannaaniin ay geyn doonaan jiidda hore ee dagaalka ay ka wadaan Ukraine, si ay u dhiirri geliyaan ciidanka. Wasaaradda gaashaandhigga ayaa ku dhawaaqday diyaarinta kooxda hore ee toddobaadkan baxaysa, iyadoo sheegtay in ay ka koobnaan doonaan fannaaniin iyo muusig-giiste yaal. Dhanka kale, wasiirka difaaca Ruushka Sergei Shoigu ayaa booqday ciidamada jiidda […]

- Advertisement -

Ruushka ayaa sheegay in fannaaniin ay geyn doonaan jiidda hore ee dagaalka ay ka wadaan Ukraine, si ay u dhiirri geliyaan ciidanka.

Wasaaradda gaashaandhigga ayaa ku dhawaaqday diyaarinta kooxda hore ee toddobaadkan baxaysa, iyadoo sheegtay in ay ka koobnaan doonaan fannaaniin iyo muusig-giiste yaal.

- Advertisement -

Dhanka kale, wasiirka difaaca Ruushka Sergei Shoigu ayaa booqday ciidamada jiidda hore ee Ukraine.

Hase yeeshee waxay su’aal la galiyay in guutada cusubi ay dhab ahaantii mashquulin doonto ciidamada, kuwaas oo ugu horayn ka walaacsanaa heerka khasaaraha aadka u sarreeya, hoggaan xumada, dhibaatooyinka mushaarka, qalab la’aanta, rasaas la’aanta, iyo caddayn la’aanta ujeedooyinka dagaalka.

Latest stories