HomeWararLaftagaren oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada Koofur Galbeed

Laftagaren oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada Koofur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne ufidiyey qaar kamid ah Maxaabiista ku xirnaa Xabsiyada Koofur Galbeed. Madaxweynaha ayaa cafis u fifiyay dhalinyaro badan oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo isagoona ka bixiyey Deemihii lagu lahaa qaar kamid ah Maxaabiista. Cafiska Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed eek u aaddan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne ufidiyey qaar kamid ah Maxaabiista ku xirnaa Xabsiyada Koofur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa cafis u fifiyay dhalinyaro badan oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo isagoona ka bixiyey Deemihii lagu lahaa qaar kamid ah Maxaabiista.

- Advertisement -

Cafiska Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed eek u aaddan cafis u fidinta Maxaabiista ayaa kusoo aaday  Munaasabada Sanad guurada 4-aad.

Xabsiyada Koofur Galbeed ayaa waxaa ku xiran maxaabiis loo haysto dambiyo kala duwan, waxaana cafis loo fidiyay kuwa dambiyada yar yar loo haystay.

Latest stories